Home Afsomali Yuusuf garaad ducada aan u badino waa danteenee

Yuusuf garaad ducada aan u badino waa danteenee

Dacwadda baddeenna ee taal Maxkamadda Caalamiga ah, ICJ;

Waan ogahay in ay Soomaalinnimo iyo waddaninno ay ka tahay saaxiibbada igu yiraahdo ama ii soo qora guuleysta.

Sidaa oo kale kuwa iigu duceeya Allah ha idin guuleeyo.

Waxa aan u joogno The Hague, ee aan dooneyno in aan ku guuleysanno, waa bad Soomaaliyeed oo adiga iyo aniga naga dhexysa, difaaceeduna waa mas’uuliyad Qaran oo na saaran.

Ka manaaficaadsigeeda waxaan la wadaagnaa Soomaali oo dhan ee qofna kama xigno.

Markaa waxaan jeclaan lahaa in ay ducadu ahaato “Ilaahow nagu guulee”, sida walaalaha iyo saaxiibbada qaar ay ii soo qoreen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.