Home Afsomali 22 bishaan oo la hakiyey in Muqisho ay diyaarado ka duulaan soona...

22 bishaan oo la hakiyey in Muqisho ay diyaarado ka duulaan soona degaan sii aqri sababta

Wasaaradda gaadiiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay duulimaadka garoonka Aadan Cadde ee 22-ka bishan oo ku beegan maalinta caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Hadaba halkan ka akhriso qoraalka ka soo baxay wasaarada ee lagu joojiyay dulimaadyada garoonka diyaaradaha Muqdisho 22ka bishan.

Ugu dabeyntii, sidan oo kale DF ayaa joojisay dulimaadka magaalada Muqdisho 8 –dii  bshan Feberaayo oo ay dhacday doorashada madaxweynaha, sidoo kalana waxaa la xiray dhamaanba isku socodka dadka iyo gadiidka Muqdisho.

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.