Home Afsomali Isu Socodkii Gaadiidka Ee Itoobiya Oo Is-Taagay   Safarka Cirka Oo Miciin...

Isu Socodkii Gaadiidka Ee Itoobiya Oo Is-Taagay   Safarka Cirka Oo Miciin La Biday Iyo Halkay Ku Danbaysay Ganacsatadii La Laayay.

 

Oramadii ganacsatadda Somaliland wax yeeladda u geysatay
ayaa dawlada itoobiya waxa ay ka saartay deeganadda kililka shanaad
iyadoona loo rarayo goboladii ay deganaayeen si loo dejiyo xaaladda kacsan
ee ka dhalatay ganacsatadii somaliland ee la laayay

Magaalooyinka laga saaray oramadda ayaa waxa ka mid ah Jigjiga, dhagax
Buur, qabri bayax, qabri dahar. Waxaana loo daad guraynayaa goboladii ay
deganaayeen dawlada itoobiya oo cabsi badan soo wajahday ayaa isku deyaysa
xaaladda cakiran inay dejiso isla markaana amaanka dalkooda gacanta ku
dhigto
Illaa Iyo hadda kama hadlin dawladda Somaliland weerarada kacdoonka ah ee
qawmiyadda Oromadu kubeegsanayso soomaalida, meelaha ugu badan ee lagu
dhibaateeyay soomalida waxa kamida herer, hawaday, asmatafarra, Iyo goobo
kale.

Waxa xidhmay isu socodka dhulka ee kilarka shanaad iyo gobalada oromada,
dad aad utiri badan oo u safrayay magaalooyinka diridhaba, Addis Ababa,
Iyo meelo kale isuguna jira soomali Iyo qawmiyadaha kale Ayaa kuxaniban
gudaha magaalada jigjiga.

su socodka cirka Ayaa ah mid dadku aad ugu safrayaan waxa maraan
tigidhka soo goosanayay arkay dad aad utiro badan oo safaf ugu jira
xarunta Ethiopian airlines ee magaalada jigjiga.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.