Home Afsomali RW Xasan Cali Kheyre oo ka war doonay xaalada dhaawacyadii loo qaaday...

RW Xasan Cali Kheyre oo ka war doonay xaalada dhaawacyadii loo qaaday dalka turkiga

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Turkiga si uu u soo kormeero xaalada dhaawacyadii loo qaaday ispitaalada ku yaal dalkaasi .

Waxaan uu  casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Turkiga sida ay shaaciyeen Mas’uuliyiinta dowladda.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa kulan gaar ah la qaadan doona Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, iyadoo ay ka wada hadli doonaan xaaladihii ugu dambeeyay Soomaaliya soona kprmeeri doono dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi si uu u soo arko .

Xasan Cali Kheyre waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, isagoo inta uu joogo dalka Turkiga lagu wado inuu kulamo la qaato madaxda dalkaasi.

Dhnka yuoyube ka  https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.