Axmed Yaasiin ayaa bartiisa facebook soo dhigay qoraal uu ku tilmaamay Dhacdo Caawa igu dhacday oo ay masuuliyadiisu leeyihiin dad sida la sheegay isku heyb yihiin Gudoomiye Ciro
Axmed Ysto ayaa qoraalkiisa sii raaciyey Caawa waxa ilaahay SWT iga bad baadiyay weerar qorahaysan oo gacan iyo bud iskugu jira.
Waxa caawa anigoo fadhiya maqaayad ku taala muqdisho boqolaal dadweyna ahana la fadhiya isoo aga fadhiisatay nin sheegay in uu tageeero u yahay xisbiga wadani ka dib ilaahay waxaba iguma yeelin waxanan umada reer somaliland u sheegayaa in tageeraysha iyo qoysaska isku haybta yihiin Ciro ay dadka qabiil ahaan ka soo jeeda beesha habar awal ay wareeo qorshasan ku wadaan.