Banaanbaxayaal Careysan Ayeey u Xanibanyihiin Dhaq-dhaqaaqyadii Ganacsiga iyo Gadiidka Ee Magaaladda Boosaso.
banaabaxayasha ayaa dhagaxyo tuur ka wada wadooyinka halbowlaha u ah magaalada waxayna gubayaan taayaro
Waxeyna Dadku Xirteen Wadada Dheer ee xiriirisa Isgoyska Suuqa Caanaha, Xarunta Dowladda Hoose Ilaa Wadada Dheer ee Gasha Dekedda Magaaladda Boosaso.
Dhinaca Dekeddana Waxaa laga Maqlayaa Rasaas ay ridayaan Ciidanka Dowladda oo Iska Caabin ku sameynaya Dadka Mudaharaadaya.
Dadku waxey Ka Cabanayaan Sicir Barar Ku Yimid Suuqyadii Magaalada & Xirnaashaha Dekedda.