Home Afsomali VIDEO Deeq lacageed oo la gaarsiiyey 32 caruur ah oo aabahood ku...

VIDEO Deeq lacageed oo la gaarsiiyey 32 caruur ah oo aabahood ku geeriyooday masiibadii qaraxii zoobe

Qaraxii dalka somaliya ka noqday lama iloobaan ayaa dadkii u dhintay waxaa ka mid ah dad fara badan oo uu galaaftay noloshooda waxaa ka mid ahaa Cabdulaahi maxamuud siyaad ( Cabdulaahi yariisow oo ahaa delaal u shaqo tagi jiray seylada iibka geela ee duleydka Magaalada Muqdisho

balse ka tagay 32 caruur ah halka qaarkood umusha lagula jiro iyo kuwa kale oo aan weli qaan gaarin

qaar kood aan la helin hilbaha iyo xubnaha jirkooda

hadaba gabdho somaliyeed oo ku nool dalka Sweidhan oo ka jawaabayey baaqyadii isdaba jooga ahaa ee masuuliyiinta dowlada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ka imanayey ayaa gaarsiiyey deeq lacageed oo ka ay ku diirsadeen

Axmed Sheikh Cali Kalaay oo ay u so wakiisheen Baarliin Cali Xasan iyo Fowsiya iskoor ayaa ku wareejiyey adeerka ilmaha oo isne ka mahadceliyey

masiibada qaraxa sooze ayaa waxaa  ku dhintay ku dhawaad 500 qof waxaana ku dhaawacmay boqolaal ruux oo wada somali ah waxaana xusid mudan in ay ersanayaa qof kale oo isla somali ah waxaana jira kuwa oo kale oo ku naafoobay qaraxaas halka qaarkoodna ay ispitaalada weli yaalaan

Cidkasta oo dooneysa in ay wax tarto hakala xariirto cinwaanada iyo taleephonada hoos ku qoran

Salaam Somali Bank  CC. No. 31617615
Mobile number Bank  EVCPlus 00252615173797
Name Account. ANGOONTA Ima Abdullahi Mohamud Siyad
Magacyada  Gudiga lacag Uruurinta Agoonta
1) Maxamed Maxamud siyad.  Tel.00252615507901
2) Ismaciil Suley Idow.    Tel.00252615599162
3) Abdirahman Dahir Idow   Tel.00252615542594
4) Cali Maxamed Farax      Tel.00252615585865
5  Abdinasir Maxamud siyad Tel.00252618022160
6  Abdullahi Abdule Idow   Tel.00252615503989

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.