ku simaha taliyaha Ciidamada Bolice-ka soomaaliyeed janaraal Muqtaar Xuseen Afrax oo ku hadlayey magaca lamaha aminiga lana hadlay saxaafada ayaa shir jaraaid oo uu qabtay ku faahfaahiyey xaalada amni ee dalka .
taliyaha ayaa been abuur iyo wax aad looga xumaado ku tilmaamay hadalo baqdin galin ah oo loo sameeyey wajiyo kala duwan oo macmac ah wuxuuna soo hadal qaaday in magaalada aysan ka jirin xaalado looga baqayo xaga amniga iyo falal argagixiso
janaraalka ayaa bulshada uga digay faafinta waxyaabaha dadka qalqalka galin kara