Home Afsomali VIDEO Gudigii Arinta Qalbi dhagax oo eeda dusha ka saaray heyada nabadsugida...

VIDEO Gudigii Arinta Qalbi dhagax oo eeda dusha ka saaray heyada nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka oo aan wax macluumaad ah la wadaagin madaxda sare ee qaran

Golaha Shacabka ayaa dood ka dib ansixiyey warbixintii Guddiga QalbiDhagax oo ay sheegeen in Nabad-Sugida ay maareysey oo Madaxda Qaranka aan la siinin macluumaad sax ah

Talooyinka Guddiga Loo xil saaray Arrintii Qalbi dhagax Golaha Shacabku waa ay ansixiyeen .
152 ayaa ogolaatay.
6 way diiday .
3 aamustay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.