Home Afsomali Dhageyso Sheikh Nuur Baaruud oo ka mantajinayo kuwa laaluushka ku qaatay Mooshinka...

Dhageyso Sheikh Nuur Baaruud oo ka mantajinayo kuwa laaluushka ku qaatay Mooshinka lagu radi rabo Dowlada nabad iyo Nolol

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay in ay weli taagan tahay musiibadii qaraxii Zoobe ay hadane jiraan dad doonaya in ay mooshin ka gudbiyaan Madaxda Qaranka.

Waxa uu sheegay in tani aysan suurtagal aheyn isla markaana aan loo adkeysan doonin in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu dalkaan u afduubnaado.

Sidoo kale waxa uu hadalkaas intaas ku daray in hadii dadka mooshinka wada ay joojin waayaan iyo Siyaasiyiinta qalalaasaha wada dhuunta laga qaban doono lagana matajin doono laaluushki iay soo qaateen sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sheekh nuur Baaruud Gurxan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.