Aamino Maxamed Mursal Amina eelaay oo mar soo noqotay Wasiirka Haweenka Xukuumadda Soomaaliya xiligii dolwadii KMG, aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf kana mid aheyd Baarlamaankii 9,aad ayaa sheegtay in Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ay u adeegsatay ciidamo.
Amina eelaay ayaa sheegtay in falkaan uu dhacay xili ay socotay Ciyaartii u dhaxeysay Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya kadib markii ay iyada Biyo u geyneysay Ciyaartoyda Koonfur Galbeed oo ay taageero u aheyd maadaama deegaanadaas ay ka soo jeedo.
Waxa ay sheegtay in dhacdadaan ay timid kadib markii Wasiirada ay iskudayday in Kursigii ay ku fdhiday ay ka kiciso
Hoos Ka Dhageyso Wasiiradii hore ee Haweenka Dowladii Cabdullaahi Yuusuf Axmed.