Home Afsomali Madaxweyne farmaajo ayaa Xafiis KMG ah ka furtay xarunta gashaandhiga

Madaxweyne farmaajo ayaa Xafiis KMG ah ka furtay xarunta gashaandhiga

Madaxweynaha JFS Maxmaed C.laahi farmaajo oo si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiskiisa wasaarada gashaandhiga ayaa kulan uu la yeeshay saraakiisha ciidamada xooga ku sheegay in dolwaddu ay awoodeeda isugu geyn doonto daboolidda baahida ciidamada oo ay kujiraan kuwii dhawaan mushaarka laga joojiyey.

Madaxweynuhu waxaa kale oo uu sheegay in dhaqaalaha ugu badan iyo waqtigiisaba uu ku bixin doono ciidmaada si nabad iyo xasilooni dalkan loogu sal dhigo

Madaxweynaha JFS Maxmaed C.laahi farmaajo oo si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiskiisa wasaarada gashaandhiga ayaa kulan uu la yeeshay saraakiisha ciidamada xooga ku sheegay in dolwaddu ay awoodeeda isugu geyn doonto daboolidda baahida ciidamada oo ay kujiraan kuwii dhawaan mushaarka laga joojiyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.