Home Afsomali Dhageyso Liiska Magacyada xubnaha Aqalka Sare u tartamaya Maamulka Puntland iyo musharax...

Dhageyso Liiska Magacyada xubnaha Aqalka Sare u tartamaya Maamulka Puntland iyo musharax horey ugu jiray oo laga raabey

mahad-cabdala-cawad

Golaha Wakiilada Maamul Goboleydka  Puntland ayaa shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ku cusub in Qoondo 2 xubnood ah ay haweenka kaligood ku tartamayaan.

Dhanka kalew waxaa liiska ka maqan oo laga reebay Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka xiligiisu dhamaaday ee DFS Mahad Cabdala Cawad, lam yaqaan sababta laakiin Mahad ayaa Caro uga dhoofay Garowe markii uu soo baxay liiskii hore oo uu la tartamayey Gen Morgan.

Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay:

 

1: Saynab Xaashi Biixi, Shukri Aadan Maxamed, Xaawo Caynab Cabdi.

 

2:Hodon Maxamuud Cismaan, Basro Cumar Geele.

 

3: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Aamino Aadan Cabdullaahi.

 

4: Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole. Cabdi Mahad Abshir Cismaan.

5: Siciido Xassan Cismaan. Axmed Cabdala Tigaana, Siciid Maxamuud Aadan, Maxamed Maxamuud Cali Bile.

 

6: Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile. Hodon Ismaaciil Cilmi.

 

7: Maxamuud Axmed Maxamuud. Faadumo Siciid Maxamed.

 

8: Maxamed Siciid Xirsi’’Moorgan’’. Maxamuud Cali Siciid, Bootaan Bare Samatar.

 

9: Cabdixakiin Axmed Xaashi. Mahad Daahir Sheekh Nuur. Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.

 

10: Cali Ismaaciil Cabdi Giir. Shukri Cabdullaahi Maxamuud. Farxaan Cali Xusseen.

 

11: Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere. Siciid Maxamed Cali. Faarax Cawad Jaamac.

dhanka youtube ka linkiga hoose 

More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.