Home Afsomali Xubnaha Aqalka Sare oo ku amray hey.adaha amaanka in Maxkamad la horgeeyo...

Xubnaha Aqalka Sare oo ku amray hey.adaha amaanka in Maxkamad la horgeeyo cid kasta oo ku lug yeelata Wareerarkii Sanator janaral Cabdi Qeybdiid

Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho.

Qaraarka ayaa lagu amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarkii ka dhacay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid, waxaana sidoo kale laga dalbaday wasaaradda gaashaandhiga in si deg deg ah maxkamad u hor geeyaan ciidamada weerarka fuliyay.

Hoos ka akhriso qaraarka Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka:

?????????????????????????????????????????????????????????

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.