Home Afsomali VIDEO Qaar Kamida Shirkadaha Ka Hawl Gala Muqdisho Ayaa Soo Bandhigay Adeegyada...

VIDEO Qaar Kamida Shirkadaha Ka Hawl Gala Muqdisho Ayaa Soo Bandhigay Adeegyada Ay Uqabtaaan Bulshada

Qaar ka mid ah shirkadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ee ka ganacsada agabka kala duwan ee dhismaha iyo electroonikada ayaa carwadaan ku soo bandhigay alaabooyinka ay bulshada ka iibiyaan ama soo dejiya iyo sidoo kale kuwa qandaraasyada iyo daabaacadaha waxana ku jira ganasatada maalgashiga ku sameeya  ooaysan ka maqneyn kuwa wax kala dilaala .

ujeedka ayaa aheyd in ganacsatadu isbartaan si ay u wadaagaan macaamil intii hore ka durugsan ayna isdhaxgalaan

Qaar ka mid ah ganacsatada oo warbaahinta ka hadlay ayaa faahfaahiyey ujeedka iyo danta laga leehay waxaana

carwadaan ayaa Noqoneysa tii ugu horeysay ee Muqdisho ka hirgasha mudo 27 sano ah Muuse Ma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.