Col. Cabdullaahi Xussen Maxamed oo u geeriyooday dhaawac kooxo hubeysani ugu geysteen dagmada wardhiigley ee Gobolkani banaadir waxaa uuna haa xeer illaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda Soomaaliya.
Dableyda ka tirsan Al-Shabaab ayaa rasaas ooda kaga qaaday gaari uu la socday Col. Mayonge, waxaana ku dhintay darawalkiisa, halka isagana dhaawac halis ah oo ugu dambeyn uu maanta u geeriyooday.
Dhaawiciisa ayaa lagu dabiibayey mudooyinkan Magaalada Muqdisho, Cabdullaahi Xussen Maxamed ayaa in muddo ah la shaqeynayay maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya oo horey dil iyo xabsiba ugu xukuntay dad badan oo ay ku jiraan rag ka tirsanaa Al-Shabaab.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0