Goobaha ganacsiga ayaa albaalada loo furay ka dib markii ay gancasatadu ay garwaaqsadeen in kuwa horboodaya aysan wax xal ah u heynin waxayna sheegeen in horjoogayasha horboodayey in suuqa la xiro ay adeegsanayeen caruur iyo haween aan ganmacsato aheyn
qaar ka mid ah ganacsatada ayaa ii sheegay in ay dukaamahoda iyo goobahooda ganacsi dib u furteen ayna la qabin in goobaha ganacsi loo xiro canshur darteed
kuwa sheeganayey in ay yihiin ganacsato waa kuwa waayey barsanteej ay ka rabeen in laga siiyo dhaqaalaha canshuraha ganacsatada laga qaado
hada waan ogaanay ujeedka ganacsiga loo xiray wax aan aqbali karnana maaha ayuu yiri mid ka mid ah ganacsatada oo aan qadka talephonka ku wada hadalnay
https://somalisan.net/index.php/2018/02/12/ganacsiga-shuftada-ah-iyo-ganacsatada-ku-howlan-keenida-daawoyinka-iyo-raashinka-dhacay-ee-hadana-diidan-canshuuraha-dalka-lagu-hormarinaayo/