Xildhibaaan Khaliif Muumi Tooxow oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Maamul goboleydka Hirshalle oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey TVga eryal Xaruntiisa magaalada Jowhar ayaa ugu horeyn faahin ka bixiyey Booqashooyinkii Madaxweyne Maxamed Cabdi waare uu ku kala bixiyey Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho
dhanka kale wuxuu si aad ah y soo dhaweeyey qaabka waxqabad ee Maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdi waare sida amniga dhaqaalaha iyo mumarka oo uu ku tilmaamay guul u soo hoyatay Hirshalle
ugu danbeyntii Xildhibaaan Khaliif Muumi Tooxow wuxuu u mahad celiyey TV ga eryaal iyo Dhamaan masuuliyiintii la qeybqaadatay Soo dhaweynta madaxweynaha Hirshalle Maxamed Cabdi waare