Home Afsomali VIDEO Madaxweyne Waare “dhibka Biyo la.aaneyd ee ka Jirta wabiga maamulka Hirdhsbelle...

VIDEO Madaxweyne Waare “dhibka Biyo la.aaneyd ee ka Jirta wabiga maamulka Hirdhsbelle ma Xalin karo

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle oo La Kulmay Haweenka Shabeelaha Dhexe.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Oo Safar Shaqo Ugu Maqnaa Muqdisho NAirobi iyo Jibuuti oo maanta Dib ugu laabtay Magaalada Jowhaar Ee Xarunta Hirshabelle ayaa Waxaa uu kulan MAdaxtooyada Hirshabelle uu kula Qaatay Qaar ka mid Haweenka Shabeelaha Dhexe, iyadoo kulanka uu ku wehlinayay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, iyo qaar ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabelle.

Madaxweynaha ayaa muujiyay sida lagama maarmaanka ay tahay in haweenka iyo dhalinyarada ay garab istaagaan Dowladnimada wuxuuna ku booriyay ka shaqeynta horumarinta iyo xoojinta Dowladnimada maadaama bulshada laf dhabar ay u yihiin.

Haweenki uu la kulmay Madaxweynaha ayaa muujiyay sida ay u garab istaagsanyihiin Dowladda Hirshabelle waxaana ay ku baaqeen in laga shaqeeyo xasiloonida Hirshabelle waxaana ay wateen Boorar ay ku xardhanyihiin Ereyo ay ka mid yihiin doonimeyno Mooshin Ku Noolle ka fagow isqab qabsi si aan u hiigsano Horumarka Hirshabbelle

Previous articleVIDEO Xildhibaaan Khaliif Muumin Tooxow oo si aad ah u soo dhaweeyey qaabka waxqabad ee Maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdi waare
Next articleMadaafiic Hoobiyayaal ah iyo qarax ismiidaamin ah oo siyaabo kala duwan uga dhacay Muqdisho iyo hareeraheeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.