Home Afsomali Aqriso Liiska Magacyada Gudiga Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Aqriso Liiska Magacyada Gudiga Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha ee Magalada Muqdisho,iyada oo lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaannada ayaa loo qeybiyey Magacayada Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan golaha Shacabka,kuwaas oo ka shqeyn doona doorashada

Guddiga lagu dhawaaqay ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ku xigeeno si howshooda ay u dhameystirtaan.

Hoos Ka Akhriso Magacyada 15 xubnood ee guddiga.

Liiska Mgacayada Gud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.