Home Afsomali Dhageyso Gudoomiye Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan “lacagaha Barlamaanku leeyahay anaa dabagal ku...

Dhageyso Gudoomiye Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan “lacagaha Barlamaanku leeyahay anaa dabagal ku sameynayo”

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in baaritaan dhab ah uu ku sameyn doono halka loo isticmaalay Lacag dhan 440 Kun oo Dollarka Mareykanka, taas oo Keyd u aheyd Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Lacagtan aya aheyd mid bil walba laga jari jiray 100 Dollar Xildhibaan kasta, si ay Keyd ugu noqoto Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xusay in ay maqan tahay Lacagtii la aruuriyay Sanadkii hore iyo tan bilowgii Sanadkan.

Waxaana ay ka codsadeen guddoonka Golaha Shacabka in baaritaan uu ku sameeyo Lacagtaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.