Mid ka mid ah qaraxyadii caawa oo ku dhacay agagaarka aqalka dowlada hose ama xarunta Gobolka banaadir
Mid Ka mid ah qaraxyada ayaa Ku dhacay meel u dhow goob xarunta maamulla dowlada hoose ama gobolka banaadir oo ay Ka socotay munaasiaba lagu xusayey maalinta dhalinyada somaliyeed
Sida wararku sheegayaan waxay Ku Kala dhaceen wadad aada airporka .agagaarka iagoyska zoobe.KM4 agagaarka hotel africa viya Rooma.Xarunta dowlada goose meal u show.xerada afosyooni warar kale ayaa sheegay in ay kundhaceen gudaha villa somaliya ama madaxtooyada agagaarkeeda
Gooobihii ay qaraxyadu Ka dhaceen oo xasilan waxaadna moodaa in at iskood isaga raqwaxeen kooxihii fulinaayey qaraxyada mama jirto cid look qabtay oo la sheegay
Qaraxyadii caawa gilgilay.Magaalada Muqdisho ayaa haatan joogsaday waxaa ayna socdeen ilaa saacad xiriir ah kuwaas oo qaarkood geystay qasaare Kala duwan