C/raxmaan Daahir Cusmaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan shaaciyay in imtixaanka uu bilaabanayo sabtida oo ah maanta,waxaana u fariisnaysaa ilaa 27,600 oo arday guud ahaan gobolada dalka.
Waxaa lafilayaa in furitaanka imtixaanaadkaasi ay ka qeybgalaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.