Home Afsomali Dhageyso gudoomiye Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo laga...

Dhageyso gudoomiye Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo laga horistaagay in ay Galaan Xafiisyadooda ku yaal Gudaha madaxtooyada Gal mudug hadaba maxaa u yaal hee

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabeey ayaa maanta isku dayay in aay galaan xaruntii uu fadhiyay maamulka Galmudug ee Cadaado, hase ahaatee waa loo diiday in ay galaan.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.