Home Afsomali Dhageyso Shimbiro Noocoodu ku cusub yahay oo aan la garaneyn halka...

Dhageyso Shimbiro Noocoodu ku cusub yahay oo aan la garaneyn halka ay ka soo barakaceen oo lagu arkay Muqdisho

Muddo ka badan 24 saacadood ayaa Isbitaalka Martiini oo deegaan u ah Ciidamada Difaaca Soomaaliya ee ku Naafoobay dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii 1977-1978  waxaa lagu arkayaa Shimbiro aan nuucooda wali la arkin sida ay sheegeen dadka waaya jooga Soomaaliyeed kuwaas oo ku dhimanaya Gudaha Isbitaalka muddo yar kadib markii ay soo dagaan.

Boqolaal Shimbirahaas ka mid ah ayaa saacado gudahood isku dhax dilay Isbitaalka, Ciidamada ku sugan Isbitaalka ayaa sheegay in Shimbiraha ay iyaga is dilayaan meelna aysana uga baxeyn Gudaha Isbitaalka, sidoo kale waxaa la sheegay iney ka soo qul qulayaan dhinaca Badda.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.