Home Afsomali VIDEO Kheyre”kheyre baan arkaayo qiimaan dareemee qardhow ma nadbaaqalbigey qashuucee qiiraa iqaadee...

VIDEO Kheyre”kheyre baan arkaayo qiimaan dareemee qardhow ma nadbaaqalbigey qashuucee qiiraa iqaadee Qardhow ma nabad baa

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa  Qardho kulan kula  qaataya Boqorka Beelaha Daarood  Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf iyo Qaar ka mid ah Isimada Puntland

Raiisal wasaare Xasan cali Kheyre wuxuu sheegay in uu Naf ahaantisu l a yaabay sidii ay reer Qardho u soo dhaweeyeen wuxuuna hadalkiisa ku soo daray tix gabay ah

Gabaygii iyo Soo dhaweyntii kheyre baan arkaayo qiimaan dareemee qardhow ma nadbaaqalbigey qashuucee qiiraa iqaadee Qardhow ma nabad baa

Kheyre ayaa qardho ka jeediyey Qudbad dhinacyo badan taabaneysa oo u badneyd nabadeyn iyo dardaaran

 

dhanka ra.yi aruurin laga sameeyey shucuubta kala duwan ee deegaanada Puntland ayey ku sheegeen intii talada uu haayey in uu dareensiiyey Somalinimo isaga  oo ka shaqeeyey isu keenida soomalida kala irdhowday

qaaarka mid ah taageerayaasha reer puntland ee Raiisal wasaaraha ayaa sheegay in uu yahay Raiisal wasaare ay aad u jecel yihiin taageerayaan aadna u soo dhaweynayaan waqood iyo waaqood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.