Home Afsomali African Union forces launch first Somali football stadium in Mogadishu Ciidamada Midowga...

African Union forces launch first Somali football stadium in Mogadishu Ciidamada Midowga Africa oo markii ugu horeysay ka guurey garoonkii dadna ee Kubada Cabgta Muqdisho

Warar lagu kal soon yahay  ayaa sheegaya in  Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ay  ka guureen Garkonka Kubada
Cagta ee muqdishu kuwa oo daganaa mudo 10 sano ah ee xarun u aheyd ciidamada
amisom.

Sida la ogyahay waxaa jirta wada hadal usocday dowlada soomaaliya iyo Ciidamada amisom kaas oo ku aadana in ay banayeen ciidmada dagan Garoonka kubada cagta muqdishu waxayna kuso aaday in ay maanta halkaas isaga baxaan, balse warar aan
helnay ayaa sheegay in wali wax war ah kasoo bixin labada dhinac dowlada iyo
amisom.

Ciidamada Amisom ayaa muddo sannad ah ku sugnaa Garoonka kubada cagta muqdishu, waxaana xarunta ugu weyn u ahayd saldhigga Amisom ee ku yaalo magaalada.

Ma jirto cid ka hadashay ciidanka in ay ka baxayn iyo halka ay u guureen waxayna tan ka dhigan tahay in wali ay jirto cabsi amni xumi waxaana la ogayn dowlada soomaaliya qorshaha ay u dajisay mar hadii ciidmada amisom ka baxay garoonka
ciyaaraha muqdishu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.