XAGOW. KU. DANBEEYEY IS BADALKII GOBALKA BANADIR. EE LA HALHAAYEY BERYAHAAN. Waxa. Mudo koban dib u dhac ku yimid. Magacaabidii Gobalka Banadir. Ayada. Oo sida lawada ogsoonaa. Aay si xawli ah ku socotay Hadal haydta bulshada Gobalka Banadir ay eheed sacadaha soo socda,& waqti dhaw filo Oo . Ay weliba ku farax sanaayeen bulshada shaqsiyaad Lahadal haayey in la magacabayo ama loo dhiibaayo ow kamid ahaa ganacsade. Ali sheikh Mahamuud oo ay aad u sugaayen in mar horaba la keeno laakiin ay ku dheeratay ayaa waxaa yimid in aay aad u mashuuleen madaxda Qaranka. Sababa badan oo soo kordhay sida khilaafkii. Mamulgoboleedyada. Hishiisiinta dowladaha eritrea &jabuuti. Kaqeybgalka. Shirka iGAD,sogootinta madii UN ka. &mashquul shaqo Oo ay gashay madaxda Sare Ee dowlada. Arimahaas. Ayaa waxaay dib u dhigeen isbadal kii. Aay bulshada. Banadir sugayeen mudo dheer. Baahi badana ay u qabeen Hadal haynta hada ayaa ah Maxaa ku dhacay isbadalkii Maxaa daahiyey maxaa soo kordhay malaga noqday see wax u jiraan Dhamaan su,alahaas waxaa loo waa yey jawaab Ku filan Maxaa yelay Bulshada. Oo aad u daahsatay dhibsadayna. Mamulka Gobalka Banadir. Ee hada jira. Oo ay ka waayeen wax horumar ah. Lagana war dhowraay mudo badan laakiin weli taagan malintii loo dhiibay meeshow taagnaa Waloow bulshada aysan ka quusan madaxdooda in ay suubiso is badal muuqda Oo Deg Deg ah oo aan lala daahin. Sida hadaba socota. Oo aysan qaadan waqti badan Maxaa yeelay. Waaxaa soo badatay. Mamul xumo, dilal aan kala joogsi laheyn oon heybtooda lagaraneyn Abni daro,kalsooni xumo, kala Shaki &soohdintii Abniga Xamar Oo soo yaraatay siyasiyin ayagana buuq sowada siina mashquulinaaya waxii yaraa ee jiray madaxdana ay kabadi weyso in aay kuraas tooda difaacaan Bulshada Gobalka Banadir Waxaay madaxdoda ka filayaan in ay malin un u Naxaan. Ama u damqadaan una gargaaran. Oo aay u magacaaban masuul ka dulqaada. Dhibka aan kala go,laheyn Ee qaangaarka ah muddo dheerna socdo Ee cakiray dhamaan howl mameedkii. Bulshada Gobalka Banadir. Maxaa yelay qof kasta Oo ku nool Gobalka Waxow ku fikiraa hadaad. Saakay. Baxdo. Caawo adoo Nabad ah masoo hoyanee. Allaha casiiskaa og. Hadaba is badalka Gobalka Banadir. Oo. Soo degdega. Lana keeno madax fahmeyso intaas oo culeys ah. Maxaa yeelay. Mamulka Gobalka Banadir Ee hada jira &bulshada. Gobolka mawada shaqeeyaan. Oo. Wax is dhaxgal ahna maka jiro dhaxdooda marka laga reebo inyar Oo maryaha calanka laga talay sidata Markasta Oo dib u dhac ku yimaado ama la magacaabo. Mamul aan wax soo kor dhineyn Waxaa. Sii bata xanuunkii haayey bulshada Maxaa yelay markey fishaan in ay dhibtaan ka baxaanba waxaa lakeenaa madax aan xanuunkooda fahmeyn. isla markaasna nasiib daro madaxda Qaranka horay kama badasho sida hadaba jirto laakiin waxey rajeynayaan malin Uun in lagaarayo in aay madaxdooda fahanto. Waxa saxda ah Ee bulshada Gobalka Banadir. Rabto. Sababtoo ah culeys kasta fudeyd ayaa ka danbeeya. Cusran yusreyn inshallah