Wararka laga helayo Xarunta hey.adda socdaalka iyo jinsiyadaha somaliyeed ayaa sheegaya in soo saaristii iyo sameyntii pasporada ay hakad galeen waqti danbana la soo sheegi doono xiliga ay billaaban doonto
Masuuliyii u hadlay hay.adda ayaa sheegay in shirkadii sameyn jirtay baaspoorada uu ka ka dhamaaday qandaraaskii sidaa darted loo bahan yahay in heshiis kale ay isla gaaraan shirkada iyo madaxda dowlada Somalia
Inta ka horeysana uu hakad galay sameynta iyo soo saarista paasapoorada cusub