https://youtu.be/aiVnW9M18Vw
Shir ay iskuugu yimaadeen saraashiisha ciidanka xooga dalka somaliyeed ayaa looga hadlay xaalada dalka halka uu marayso iyo dagaalada Alshabaab sidii loo soo afjari lahaa
Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Xasan Cali Maxamed iyo taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed daahir adan cilmi indho qarsho oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in uu dulqaadkii ka dhamaaday taahan ay taagan tahay isku daygii ugu danbeeyey ee dagaalka Alshabaab lagu soo afmeeri lahaa maadaama cafiskii loo fidiyey ay sidii la rabay uga faaiidaysan lahaayeen