Home Afsomali Full VIDEO Ugaaska Murusade oo Islaan Bashiir dayniile ku Marti Qaaday

Full VIDEO Ugaaska Murusade oo Islaan Bashiir dayniile ku Marti Qaaday

BOQORKAA NA SOO bARYEEYEY NINE BEERIHIISA WAAYE

Munaasibadaan oo aheyd mid lagu casuumay wafdi dhaqanka ee isimada Puntland oo uu hogaaminayey islaan bashiir islaan cabdule islaan faarax ayaa waxaa ka soo qeybgalay  qaar ka mid ah xildhibaanada labada gole saraakiil xubno ka socday XFS madaxda dhaqanka aqoon yahano ganacsato nabadoono siyaasiyiin barbaarta gaashaaman dhalinyaro haween iyo marti sharaf kale

Islaan bashiir ayaa lagu soo galbiyey kolonyo gaadiid ah iyo fardo dheereeya ilaa xarunta maamulka dagmada dayniile ee magaalada Muqdisho

waxaana hareer socday janaraal Cabdulaahi gaafow Maxamuud  janaraal bariise ugaas Cabduqaadir ugaas xaashi faracade iyo gudoomiyaha dhaqanka soomaaliyeed nabadoon Maxamed Xasan Xaad

masuuliyiintii madasha ka hadashay ayaa ku dheeraaday ka falanqeynta dhaqanka soo jireenka ah somalidu ab iyo isir u leedahay gogosha isinka loo dhigayna ay tahay mid ka duuleysa walaaltinimadii bulshada weligeed lahaan jirtay

Gabagabadii ayaa islaanka iyo wafdigiisa la  gudoonsiiyey hadiyado qaali ah oo uu ku jiro faras baxdoy ah oo lagu magacaabay xiin faniinkii dagmada dayniile

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.