Home Afsomali VIDEO Taliyaha Cusub ee Qeybta 27aad ee Ciidanka X.D.S oo xilkiisii si...

VIDEO Taliyaha Cusub ee Qeybta 27aad ee Ciidanka X.D.S oo xilkiisii si rasmi ah ugala wareegay Ta;iyihii hore ee Qeybtaas

Munaasibad ay xilalka kula kala wareegayeen Taliyihii  hore ee Qeybta 27aad ee Ciidanka xooga dalka Somaliyeed Janaraal Maxamuud Maxamed Macalin Koronto iyo Taliyaha cusub ee qeybta  ganaraal Maxamed Axmed Calasow Ganaraal tareedisho ayaa ka dhacday xarunta talisaka guud ee wasaarada gaashaandhiga

Munaasibada xilwareejinta ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiil ka tirsan qeybaha kala duwan ee talisyada ciidanka xooga dalka soomaaliyeed

Ganaraal Maxamuud Koronto ayaa ka warbixiyey waxqabadkiisii intii uu xilka haayey waxaana sidoo kale madasha ka hadlay taliyaha cusub oo uga mahadceliyey taliyihii hore waxqabadkiisii

Qeybta 27 aad waxaa ay ka howlgash deeqaanada uu ka arimiyo Maamul gobolrydka Soomaaliyeed ee  Hir Shabele

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.