Home Afsomali Waa sidee xaaladda magaalada Ceerigaabo ka dib rabshadihii xalay?

Waa sidee xaaladda magaalada Ceerigaabo ka dib rabshadihii xalay?

Xaaladda magaalada Ceerigaabo ayaa maanta deggan ka dib markii xalay rabshado ka dhacay uu ku dhintay qof shacab ah, ayna ku dhaawacmeen shan askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska, sida uu VOA u xaqiijiyey Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Abdi Muse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.