Home Afsomali VIDEO Marwo Saynab Cabdi Macalin hambaly iyo Guul Halkaa ka sii wad

VIDEO Marwo Saynab Cabdi Macalin hambaly iyo Guul Halkaa ka sii wad

 

Kulankan waxa ka soo qaybgalay marti kor u dhaafaysay 700 oo qof. Waxa laga hadlayay arrimaha Nabadda,  Amniga iyo Horumarinta Bani Aadamka.  Waa shirweyne sanadle ah oo ay soo qabanqaabiso hay’ad magaceeda la yidhaahdo Universal Peace Federation oo saldhigeeda u weyn yahay Seoul, Koonfurta Kuuriya.  Sanadkasta bilad ayay bixiyaan loogu magac daray aasaasihii Hay’adda Sunhak. Laba biladood oo la bixiyay mid ka mid ah waxa hadal ka jeedisay Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Mucallim, waxayna xustay una hambalyaysay Weris Diiriye oo gabadh Soomaaliyeed ah biladdana ku guulasatay.  Intii shirku socday waxay kulamo gaargaar ah la yeelatay qaar ka mid ah ka qaybgaleyaashii shirweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.