Ceel Cade Iyo Fadhi Gaab oo ka trisan Gobolka Sanaag kuwaaso Abaarta ba’an ku sameysey oo ka jirt Gobolka Sanaag kuwaasoo ku sugan deegaanka Garadag ee Gobolka Sanaag .
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinka deeqda ah ayaa uga mahad celiyey Hay ada Afrcican Development trust ADT iyo cid walba oo gacan ka geysatay Raashinka loo qaybiyey oo ka koobnaa Bur,Bariis, iyo Saliid.
600 ka Qoys ayaa waxa ay ka mid yihiin boqolaal Qoys oo kasoo hayaamay Abaarta ka jirta deegaanada Gobolka Sanaag ,waxayna intaa ku dareen in deeqda la gaarsiiyey aysan ku fileen baahida haysata dadkan tabaalaysan.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0