Home Afsomali VIDEO Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safirada Dalalka Serbia Iyo...

VIDEO Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safirada Dalalka Serbia Iyo Konfur Kouriya

https://youtu.be/cqzrEGnqd3s

Xidhibaan  Maxamad Nuurani Bakar Oo Uwaramaye Tvga Caalamiga Bulsho Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay  Xalada Dalka Somaaliya Oo Iminkada Tan Ah Mid Cakiran  Gaar Ahaan Amniga Arimaha bulshada Kulankii Baarlamaanka Iyo Arimo Kale

Xidhibaanka Oo Horay Xilal Kala Duwan Soo Qabtay Oo ay kamid tahay waziirkii kaluumeesiga Waziirkii  Caafimaadka Tamarta Biyaha iyo Macdanta Ayaa Waxaa Uu Tibaaxay In Ay Jiraan Dhibaatooyin Badan Oo Ubaahan In Wax Laga Qabto Haba Ugu Darnaato Amniga Isagoo Baaq Udiray Shacabka Kaa Oo Ku Aadanaa In Ciidamadu Ay Kal Shaqeeyaan Xaqiijinta Amniga Gobolka

Xidhibaan  Maxamad Nuurani Bakar Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Geesta Kale Waxa Uu Ka Dhii Dhiyay Xaalada  Haysata Shacabka Barakaca Ah Ee Kusoo Qu Qulaya Muqdisho Islamarkaana Ka Soo Cararay Dagaalada Iyo Dhibaatooyinka Ka Taagan Sh Hoose  Sh Dhexe Bay iyo Bakool Wax Uuna Yidhi

Hadalka Ex Waziirkii Hore kaluumeesiga Waziirkii  Caafimaadka Tamarta Biyaha iyo Macdanta Haatana Ah Mudane Katirsan Baarlamaanka Xidhibaan Nuuraani Ayaa Waxa Uu Imaanayaa Xilli Xaalada Dalka Soomaaliya Ay Mareyso Meel Aan Caadi Ahayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.