Home Afsomali Full VIDEO sanadguurada 57 ee Xuska iyo Dabaaldaga ciidanka Xooga dalka

Full VIDEO sanadguurada 57 ee Xuska iyo Dabaaldaga ciidanka Xooga dalka

Munaasibadaan oo aheyd Mid lagu Mamuusayey Sanadguuradii 57 aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka xooga xalka Somaliyeed ayaa lagu qabtay Xarunta wasaarada gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho .

Munaasibada Xuska iyo dabaaldaga waxaa ka soo qeybgalay Xubno ka kala tirsan labada gole ee dowlada saraakiisha saraakiil xigeeno iyo marti sharaf kale.

Kooxda Musikada ee Ciidanka Xooga ayaa kusoo bandhigay gaada ka cayaar sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay heeso iyo riwaayado ay ka dhaxmuuqdeen fanaaniiinta kooxda horsed iyo abwaano kale

ayaa waxaa hadalo dhinacyo badan taabanayey ka jeediyey Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ahna taliyaha Guud ee ciidamada Somaliya waxaa ka mid ahaa hadaladiisii ….

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

Previous articleRag maamulka Galmudug u gudbisay Xakuumada faradaalka oo Maxkada Ciidamadu xukun ku riday
Next articleSomaliland xiisad ka dhalatay sicir bararka iyo mudaahaadyo saameyn ku yeeshay ganacsigii beldaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.