Home Afsomali VIDEO Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Layeeshay Gudiyada Dastuurka Ee Barlamanka Somalia

VIDEO Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Layeeshay Gudiyada Dastuurka Ee Barlamanka Somalia

Kulankan oo uu shir guddoomiyey Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wasaaradda Dastuur,  guddiga la socodka iyo dib u geeista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Waxa ay Madaxweynaha Dalka kula wadaageen dadaalada iyo howlihii laga soo qabtay Dib u eegista Dastuur,

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa kulanka kadib u sheegay Warbaahinta in madaxda guddiyada iyo wasaaraddaba ay madaxweynaha la wadaageen guulihii la gaaray iyo qodobo muhiim ay tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.