Hogaamiyaasha Madasha Qaran oo soo saaray Qoraal ay ku kala saareen Xildhibaanadii uu horay muranku uga taagnaa ayaa hadda waxaa ay sheegeen in Shan kamid ah Doorashadooda dib loogu laaban doono islamarkaana kuwii kale la Fasaxay.
Shanta Xildhibaan ayaa Afar kamid ah waxaa ay ka mid yihiin 11-kii horay loo laalay,waxaana lagu soo daray Xildhibaan horay uga mid ahaa Xubnihii Galmudug lagu soo doortay.
Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shanta ah ee la laalay oo dib loo dooranayo
1- Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland Ugaar Saleebaan
2- Cabdullaahi Maxamed Aadan Jubbaland Beesha Gaaljecel
3- Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Koofur Galbeed Digil Macalin weyne
4- Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Hirshabelle Qabiilka Jidle
5- C/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug Murarsade
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0