Taliye hogaanka laanta canshuraha bariga ee turbataariya
Ganaral cabdullahi xasan bariise oo shir jaraid ku qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Bolice ka ay yaa baaq u direy gacansatada in aysan uga faaiiideysan dhibatada jirta bulshada Jirta Umada Somaliyeed
sara kac ay ku sameeyaan Qiimaha Maciishada quutul daruuriga ah ka dib marki uu dhawan wadanku uu galey xalad xanibaad ah taso kentey ka hor taga cabuqa carona virus covid 19
Isagoona shegey in qofti lagu arko arintaasine sharciga lala tiigsan doono
lana horgyen doono maxkamada
Sidookale waxa uu shegey in ciidamo ay ku howlan yihiin in ay ogadan sicirka in uu shacabka ku kordhin