Home Afsomali Full VIDEO Arddayahay dhaqeysta Go aanka Wasaarada Qaxbarashada

Full VIDEO Arddayahay dhaqeysta Go aanka Wasaarada Qaxbarashada

https://youtu.be/6kT1F2Y0s2k

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyay qaadashada casharadii waxbarashada dugsiyada dalka ee sannad dugsiyeedka 2019-2020 oo ay hadda ka harsantahay muddo ka yar afar isbuuc.

“Ardayda sannad dugsiyeedka dhamaaday waxaa lagu qiimeyn doonaa heerkii ay daruusta ka marayeen xilligi lagu dhawaaqay xiritaanka dugsiyada oo ku beegneyd 19-ka bisha Maarso 2020”ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Halkaan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.