Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqeen Musharaxiinta u taagan tartanka Gudoonka Baarlaamka ee buuxisey Sharuudihii looga baahnaa, waxayna shaaciyeen in waqtigii qabashada Musharaxiinta Araajidooda lasoo gaba gabeeyey.
Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shaqsiyaadka isku soo sharaxy waa 22 Musharax oo 4 ay u taagan tahay Gudoomiyaha, 6 kuxigeenka 1aad halka 12 ay u taagan tahay kuxigeenka 2aad.
Gudoonka ama afhayeenka barlamaanka ayaa gaaray heer isku tuurtuur ah maadaama dastuurka dalka ay ku qoran tahay qabiilkii ku guuleystay in ay xaaraan ka tahay in uu qabto xilka madaxweyne sida darteed waxaa la sheegayaa in laga horistaay musharaxiin kale oo u hanqal taagayey taa bedelkeedana lagu qanciyey in hadii beeshu madaxweyne noqoto uu helayo wax ka weyn xilka uu doonayo hase yeeshee waxaa muuqata kuwa is diiean galiyey in ay arintaa u cuntami weyday kala doorbideen in ay raganimadooda ku xil ku dhacsadaan
Waxaan idinkaga cudur daranayaa in aanaya magacaabeyn waayo idinkuma igama caqli yaradine waana iska muuqan kartaa
Hadaba liska ayaa sidaan u qoran ee ka bogosho wacan
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0