Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay Muhiimmadda uu Islaamku siiyay raacista awaamirta dowladda.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo xubin ka ah Guddiga Qaran ee ka Hortagga Covid-19, oo caawa ka hadlay Muhiimmadda uu Islaamku siiyay raacista awaamirta dowladda, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay u hoggaansamaan awaamiirta lagu xakameynayo faafitaanka cudurkaan halista badan, si bulshada ay u hesho daryeelka ay u baahantahay.