Home Afsomali Dhageyso Fowsiyo Abiikar oo Sharci daro ku tilmaantay ka ganacsiga iyo keenista...

Dhageyso Fowsiyo Abiikar oo Sharci daro ku tilmaantay ka ganacsiga iyo keenista Daawada TB da

 

Fowsiyo Abiikar Wasiirka wasaarada Caafimaadka XFS oo La Hadashay Laanta Afka Somaliga ah ee VOA ayaa ka warbixisay Heerka uu gaarsiisan yahay dhibaatada Cudurka TPda ee uu ka geysanayo inta badan Koofurta iyo bartamaha Somalia.

Waxa ayna tilmaamtay in ay gabi ahaanba mamnuuci doonaan Daawooyinka Cudurka qaaxada ee lagu iibiyo pharmatichiga, islamarkaana Hay’ada caafimaadka aduunka (WHO)  ay iska kaashan doonaan Daawooyinka saxda ah ee loogu tala galay in ay si lacag la’aan kaga Hirgalin doonaan 100 goobood sida Wasiiradu Sheegtay.

Sidoo kale waxaa ay wasiirada in  hada Ay Socdaan diiwaan galinta Kiisaska ama Cudurda somalidu la ildarantahay, waxaana talaabadan soo dhaweeyay Hay’ada Caafimaadka aduunka iyo Ururada Caafimaad ee Gobolka Ka Jira

Previous articleMy Sister Was Crying And Screaming, And I Was Too’: FGM Survivor Fighting To End Practice That Left Her Unable To Have Children
Next articleTRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.