Ganacsade Bashiir raage Shiiraar oo ah Musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee dalka ayaa kulan la qaatay waxgarad siyaasiyiin aqonyahano odoyaal dhalinyaro haween iyo mart sharaf kale oo munaasibada lagu casuumay
Shirjaraaid oo u qabtay saxaafada Ujeedkiisuna ahaa In uu ku soo bandhigo hamiga iyo qorshihiisa siyaasadeed ee dalka ayuu shaaxaad dheer kaga bixiyey waxa u dalka u qaban doono hadii uu ku guuleysto in uu noqdo madaxweyn dalka
Musharax Madaxweyne Ganacsade bashiir raage ayaa si gaar ah uga codsaday xildhibaanada labada aqal in ay codkooda siiyaan si uu Madaxweyne u Noqdo.
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0