Way socotaa doorashada ku xigeenada Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS, waxaana la isku garab wadaa codeynta labada gudoomiye tusaale waxaa goobta yaala labo sanduuqo oo lagu kala ridayo warqado midabkoodu gaduud xigeen iyo Jaale kala yihiin,xildhibaankiiba labadii murashax ee ugu talo galay ayuu hal mar u codeynayaa.
Gudoomiye ku xigeenka koowaad waxaa isku soo sharaxay.
1, Jaylaani Nuur Iikar.
2. Faarax Sh.Cabdiqaadir.
3.Siciid Xuseen Ciid.
4.Khadiijo Maxamed Diiriye.
5.Cabdiweli Sh.Ibrahim Muudeey.
6.Khaalid Macow Cabdiqaadir.
Gudoomiye ku xigeenka labaad waxaa u tartamaya.
1.Cabdiqaadir Sh.Cali Baqdaadi.
2.Mahad Cabdalla Cawad.
3.Burhaan Aadan Cumar.
4.Cabdilaahi Xuseen Cali.
5.Cabdiweli Maxamed Qanyare.
6.Xuseen Cabdi Cilmi.
7.Cabdilaahi Goodax Barre.
8.Cilmi Maxamed NUUR.
9.Cabdiraxmaan Aadan.
10.Maryan Axmad Haarun.
Codeyntii ayaa socota way ka duwan tahay tii shalay oo kale maanta waa xiiso gooniya isha lu hay.
Cali Dualle