Home Afsomali Xukuumadda Oo Aas Qaran u Diyaarineysa Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka, Xasan...

Xukuumadda Oo Aas Qaran u Diyaarineysa Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka, Xasan Abshir Faarax

Xukuumadda Oo Aas Qaran u Diyaarineysa Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka, Xasan Abshir Faarax

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen guddiga qabanqaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

Shirka ay isugu yimaadeen ayey Guddigu uga hadleen keenista meydka iyo aaska qaran ee lagu maamuusayo.

Dowladda ayaa go’aamisay in mudda sexad maalin ah calanka hoos loo dhigo si loogu Baroor diiqo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasn Abshir Faarax oo qeyb muhiim ah ka qaatay dib-u-yagleelidda dowladnimada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.