Xildhibaan Kenyaan ah oo Naftiisa kala baxsanaya dadkii Soo doortay oo ku eedeeyay waxqabad la’aan, kadibna bursaday.
Naftu orod bay kugu aamintaa!
Xildhibaano badan 2020/2021
Waa Mudanyihiin in Sidaan loo bursa do
In Cod lasiiyo iska daaye
Gaarsii Sawiradan Xildhibaankaga Aad Qaati ka taagan tihiin Wax qabad la.aan
Soona taagan Sanad Walba…