Shacabka Muqdisho ayaa sheegay in ay la.yihiin meel ay mariyaan meydka walaac xoogana ka muujiyey xirnaashiyahay wadooyinka ee soo badanaya
sidoo kale waxaa ku soo badanaya goobaha ay biyuhu fadhiyaan ee xaafadaha gudahooda ah waxaana intaa u sii dheer qashinka daadsan magaalada xili Amnigiina uu faraha ka baxay siida ay somalisan u sheegeen qaarka miah shacabka ku dhaqan
waxayna ku tilmaameen in ay ku jiraan Xabsi dusha ka furan
xili magacaabistii Gudoomiye Cumar finish halsano laga joogo hadaba maxaa soo kordhay aan u deyno bulshada ay saameynta ku yeelatay dhibaatooyinka horseedka uu ka yahay maamulka Gobolka banadir ee ku fashilmay wax ka qabashada bulaacadaha qashinka daadsan magaalada iyo kororka wadooyinka sii xilmaya xiliyada qaarkood ay dhibsadaan kala wareeg laga hadli karin
shacabka dulman ee Muqdisho ku nool ayaa madaxda sare ee dowlada farmaajo ka codsaday in wadooyinka loo furo