Home Afsomali dagaal dimaso sababay oo ka dacay uriga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweyne...

dagaal dimaso sababay oo ka dacay uriga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Cali Guudlaawe..

Dagaal ka dhacay Hooyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynaha Hirshabeelle.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay tiro kalane waxaa ka soo gaaray dhaawacyo kadib dagaal ka dhacay Guriga uu Muqdisho ka daganyahay Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Cali Guudlaawe.

 

Dagaalkaan ayaa u dhaxeeyay ciidamo ay kala wateen Shataqeey oo sarkaal ka tirsan Mikateriga Soomaaliya iyo Nuur dheere oo taliye u ah ciidan ilaaliya Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare.

 

Si rasmi ah looma oga waxa uu salka ku haayo dagaalkaan hase yeeshee waxaa jira warar sheegaya in qorshuhu ahaa in gaari Cabdi Bile ah laga qaado Nuur Dheere oo kamid ah saraakiisha hogaamisa ciidanka ilaaliya Madaxweyne Waare.

 

Sidoo kale Qwaxaa jira khilaaf kale oo u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, kaas oo salka ku haayo arimaha doorashada HirShabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.